Maahmaahyadii 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ay ku reyreeyaan inay xumaan falaan, Oo ay qalloocnaanta kan sharkaa ku farxaan;

Maahmaahyadii 2

Maahmaahyadii 2:11-17