Maahmaahyadii 19:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan wax quudhsada garaac, oo garaadlaawaha ayaa miyir yeelan doona, Oo kii garasho leh canaano, oo isna aqoon buu sii korodhsan doonaa.

Maahmaahyadii 19

Maahmaahyadii 19:16-28