Maahmaahyadii 19:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Miskiinka daacadnimadiisa ku socda ayaa ka wanaagsan Nacaska bushimihiisu qalloocan yihiin.

2. Oo weliba in naftu aqoon la'aato ma wanaagsana, Oo kii cagihiisu degdegaanna wuu ambadaa.

Maahmaahyadii 19