Maahmaahyadii 17:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Weelka lacagta lagu safeeyo lacagtaa iska leh, oo foornadana dahabkaa iska leh, Laakiinse Rabbigu qalbiyaduu imtixaamaa.

Maahmaahyadii 17

Maahmaahyadii 17:1-13