Maahmaahyadii 15:24-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Jidka noloshu waa u kor kii caqli leh, Si uu uga tago She'oolka hoose.

25. Rabbigu wuu dumin doonaa guriga kuwa kibirka leh, Laakiinse dhulka carmalka xadkiisa wuu adkayn doonaa.

26. Rabbigu fikirrada sharka ah aad buu u karhaa, Laakiinse kuwa daahirkaa hadal wanaagsan bay ku hadlaan.

Maahmaahyadii 15