Maahmaahyadii 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Afka nacasyada waxaa ka soo biqla kibir; Laakiinse kuwa caqliga leh bushimahooda ayaa iyaga dhawri doona.

Maahmaahyadii 14

Maahmaahyadii 14:1-13