Maahmaahyadii 14:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninkii caqli lahu waa cabsadaa, oo sharka wuu ka noqdaa; Laakiinse nacasku waa ciishoodaa, wuuna isku kalsoon yahay.

Maahmaahyadii 14

Maahmaahyadii 14:8-23