Maahmaahyadii 14:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naag kastoo caqli lahu gurigeeday dhistaa, Laakiinse nacasaddu gacmaheeday ku dumisaa.

Maahmaahyadii 14

Maahmaahyadii 14:1-6