Maahmaahyadii 11:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninkii kaamil ah xaqnimadiisu jidkiisay toosisaa, Laakiinse kan sharka lahu wuxuu ku kufi doonaa sharkiisa.

Maahmaahyadii 11

Maahmaahyadii 11:1-9