Maahmaahyadii 11:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa qalbigoodu qalloocan yahay Rabbigu aad buu u karhaa; Laakiinse kuwa jidkooda ku qumman wuu ku farxaa.

Maahmaahyadii 11

Maahmaahyadii 11:12-25