Maahmaahyadii 10:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii shar leh wuxuu ka cabsado ayaa ku soo dul degi doona, Laakiinse kuwa xaqa ah waxay doonayaan waa la siin doonaa.

Maahmaahyadii 10

Maahmaahyadii 10:18-31