Maahmaahyadii 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maahmaahyadii Sulaymaan. Wiilka caqliga lahu aabbihiisuu ka farxiyaa, Laakiinse wiilka nacaska ahu waa u caloolxumo hooyadiis.

Maahmaahyadii 10

Maahmaahyadii 10:1-7