Maahmaahyadii 1:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markay cabsidiinnu u timaado sida duufaan oo kale, Oo belaayadiinnuna u timaado sida dabayl cirwareen ah; Oo dhibaato iyo cidhiidhi idinku yimaadaan.

Maahmaahyadii 1

Maahmaahyadii 1:23-32