Maahmaahyadii 1:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwiinna garaadlaawayaasha ahow, ilaa goormaad garaadla'aanta sii jeclaanaysaan? Oo kuwa wax quudhsadaana, ilaa goormay quudhsashadooda ku sii farxayaan? Nacasyaduna, ilaa goormay aqoonta sii necbaanayaan?

Maahmaahyadii 1

Maahmaahyadii 1:14-26