Luukos 8:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markuu guriga yimid, ninna uma oggolaanin inuu la galo, Butros, iyo Yooxanaa, iyo Yacquub, iyo gabadha aabbeheed, iyo hooyadeed maahee.

Luukos 8

Luukos 8:48-56