Luukos 8:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagtii goortay aragtay inaanay qarsoonaan karin ayay timid iyadoo gariiraysa, oo hortiisay isku ridday, oo u caddaysay dadkii oo dhan hortooda waxay u taabatay iyo siday markiiba u bogsatay.

Luukos 8

Luukos 8:43-48