Luukos 8:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise yidhi, Yuu yahay kan i taabtay? Markay wada dafireen, Butros iyo kuwa la jiray waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, dadkii badnaa ayaa ku jiidhaya oo ku cidhiidhinaya.

Luukos 8

Luukos 8:40-48