Luukos 8:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, gabadh keliya buu lahaa, iyadoo abbaaraha laba iyo toban sannadood jirtay, wayna sakaraadaysay. Laakiin intuu socday dadkii badnaa ayaa cidhiidhiyey.

Luukos 8

Luukos 8:33-52