Luukos 8:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkii oo dhan oo dalka Gadareni ku wareegsanaa ayaa baryay inuu ka noqdo iyaga, waayo, baqdin weyn ayay baqeen. Markaasuu doonni fuulay, waana noqday.

Luukos 8

Luukos 8:34-46