Luukos 8:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo buurta daaqaysa. Waxayna ka baryeen inuu u fasaxo inay kuwaas galaan. Kolkaasuu u fasaxay.

Luukos 8

Luukos 8:22-40