Luukos 8:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortuu dhulka u degay waxaa la kulmay nin magaalada ka yimid oo jinniyo qaba. Wakhti dheer dhar ma sidan jirin, gurina ma joogi jirin, laakiin xabaalaha ayuu dhex joogi jiray.

Luukos 8

Luukos 8:22-29