Luukos 8:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwii jidka yiil waa kuwa maqla, markaasaa Ibliisku yimaadaa, oo hadalka ayuu qalbigooda ka qaadaa, si aanay u rumaysan oo aanay u badbaadin.

Luukos 8

Luukos 8:9-17