Luukos 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii dambe waxaa dhacay inuu magaalooyinka iyo tuulooyinka dhex marayay isagoo dadka ku wacdiyaya oo u sheegaya injiilka boqortooyadii Ilaah; waxaana la jiray laba-iyo-tobankii,

Luukos 8

Luukos 8:1-5