Luukos 5:38-39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

38. Laakiin khamri cusub waa in lagu shubaa qarbeddo cuscusub.

39. Ma jiro nin, hadduu khamri duug ah cabbay, doonaya kan cusub, waayo, wuxuu leeyahay, Kan duugga ah ayaa wanaagsan.

Luukos 5