Luukos 4:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortii ay maalintii noqotay, ayuu baxay oo meel cidla ah tegey; dadkii badnaana way doondooneen oo u yimaadeen. Wayna qabteen si aanu uga tegin.

Luukos 4

Luukos 4:38-44