Luukos 24:50-53 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

50. Markaasuu iyaga kaxeeyey ilaa meel ku dhow Beytaniya, oo intuu gacmihii kor u qaaday ayuu barakeeyey.

51. Waxaa dhacay intuu barakaynayay inuu ka tegey, oo waxaa kor loogu qaaday samada.

52. Markaasay isaga caabudeen, oo waxay Yeruusaalem kula noqdeen farxad weyn;

53. oo goor walbaba macbudka ayay ku jireen iyagoo Ilaah ammaanaya.

Luukos 24