Luukos 17:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Haddaad leedihiin rumaysad iniin khardal le'eg, waxaad ku odhan lahaydeen geedkan sukamin, Ruq, oo badda ku beeran, wuuna idin addeeci lahaa.

Luukos 17

Luukos 17:1-7