Luukos 17:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo kale ayay weliba ahayd maalmihii Luud. Wax bay cuni jireen oo cabbi jireen, wax bayna iibsan jireen oo iibin jireen, oo beeran jireen, oo dhisan jireen.

Luukos 17

Luukos 17:18-37