Luukos 14:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Maalin sabti ah markuu galay mid ka mid ah kuwa Farrisiinta u sarreeya gurigiisa inuu kibis cuno, waxaa dhacay inay fiirinayeen.

2. Oo bal eeg, waxaa hortiisa joogay nin uurweynaad qaba.

3. Markaasaa Ciise u jawaabay oo kuwii sharciga yiqiin iyo Farrisiintii ku yidhi, isagoo leh, Ma xalaal baa in sabtida wax la bogsiiyo, mise maya?

Luukos 14