Luukos 12:58 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortaad cadowgaaga u raacdo xaakinka, intaad jidka maraysaan ku dadaal si aad uga baxsato, inaanu xaakinka kuu jiidin, xaakinkuna askariga kuu dhiibin, askariguna xabsiga kugu tuurin.

Luukos 12

Luukos 12:57-59