Luukos 12:54 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Weliba wuxuu dadkii badnaa ku yidhi, Goortaad aragtaan daruur gabbaldhac ka soo baxaysa, kolkiiba waxaad tidhaahdaan, Roob baa soo socda, oo sidaasuu noqdaa.

Luukos 12

Luukos 12:44-59