Luukos 12:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxaan idinkaga digayaa kaad ka baqi lahaydeen. Ka baqa kan kolkuu dilo dabadeed amar u leh inuu jahannamada ku tuuro. Runtii, waxaan idinku leeyahay, Kaas ka baqa.

Luukos 12

Luukos 12:1-6