Luukos 12:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin tan ogaada, odayga reerku hadduu ogaan lahaa saacadda tuuggu imanayo, wuu soo jeedi lahaa, oo uma uu daayeen in gurigiisa la jebiyo.

Luukos 12

Luukos 12:35-44