Luukos 12:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tukayaasha fiiriya, waayo, waxba ma beeraan, waxna ma gurtaan, mana haystaan maqsin ama meel ay wax ku urursadaan, oo Ilaah baa cunto siiya. Intee baad ka roon tihiin shimbirraha!

Luukos 12

Luukos 12:16-33