Luukos 12:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu xertiisii ku yidhi, Sidaa darteed waxaan idinku leeyahay, Ha ugu welwelina naftiinna waxaad cuni doontaan, jidhkiinnana waxaad huwin doontaan.

Luukos 12

Luukos 12:18-24