Luukos 12:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu iyaga ku yidhi, Fiiriya oo iska ilaaliya damacnimada oo dhan, waayo, qof goortuu maal badnaado, noloshiisu kama timaado maalkuu leeyahay.

Luukos 12

Luukos 12:13-25