Laawiyiintii 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo madaxana wuxuu u saaray duub, oo duubka dhankiisa horena wuxuu ku dhejiyey waslad khafiif ah oo dahab ah oo ah taajka quduuska ah sidii Rabbigu Muuse ku amray.

Laawiyiintii 8

Laawiyiintii 8:2-12