Laawiyiintii 8:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu soo qaaday baruurtii, iyo badhidii, iyo xaydhii uurka ku jirtay oo dhan, iyo xuubkii beerka ku yiil, iyo labadii kelyood, iyo xaydhoodii, iyo bowdadii midig.

Laawiyiintii 8

Laawiyiintii 8:22-32