Laawiyiintii 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qurbaan kastana waa inuu ka bixiyaa xabbad ah qurbaanka sare loo qaado oo Rabbiga loo bixiyo, oo waxaa iska lahaanaya wadaadka saydhsaydha dhiigga qurbaannada nabaadiinada.

Laawiyiintii 7

Laawiyiintii 7:11-20