Laawiyiintii 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa in lagu sameeyo digsi oo saliid lagu sameeyo, oo markii la isku qooshay waa inaad gudaha soo gelisaa. Xabbad xabbad la dubay waa inaad u bixisaa qurbaanka hadhuudhka oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

Laawiyiintii 6

Laawiyiintii 6:19-24