Laawiyiintii 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dabka meesha allabarigana waa in had iyo goor la sii ololiyaa oo waa inuusan marna demin; oo wadaadku waa inuu subax kasta qoryo saaraa, oo uu qurbaanka la gubona ku dul hagaajiyaa, oo xaydha qurbaanka nabaadiinadana waa inuu ku dul gubaa.

Laawiyiintii 6

Laawiyiintii 6:9-16