Laawiyiintii 5:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tan labaadna waa inuu qurbaan la gubo ugu bixiyo si qaynuunka waafaqsan, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii uu dembaabay, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 5

Laawiyiintii 5:1-16