Laawiyiintii 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii qof ku dembaabo cod dhaar ah oo uu maqlay, ee uu isagu marag ka yahay, hadduu arkay iyo hadduu gartayba, hadduusan sheegin waa inuu dembigiisa qaataa.

Laawiyiintii 5

Laawiyiintii 5:1-9