Laawiyiintii 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo markaas wadaadku fartiisa dhiigga ha geliyo, oo dhiigga toddoba jeer waa inuu Rabbiga ugu hor saydhaa ilxidhka meesha quduuska ah.

Laawiyiintii 4

Laawiyiintii 4:1-8