Laawiyiintii 4:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuu gacanta saaraa madaxa neefka ah qurbaanka dembiga, oo waa inuu neefka ah qurbaanka dembiga ku gowracaa meesha lagu gowraco qurbaanka la gubo.

Laawiyiintii 4

Laawiyiintii 4:25-30