Laawiyiintii 4:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuu gacanta saaraa madaxa orgiga, oo uu ku gowracaa meesha lagu gowraco qurbaanka la gubo oo Rabbiga hortiisa ah, waayo, kaasu waa qurbaan dembi.

Laawiyiintii 4

Laawiyiintii 4:21-28