Laawiyiintii 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuu gacanta saaraa madaxa neefka qurbaanka ah, oo waa inuu teendhada shirka horteeda ku gowracaa, oo wiilashii Haaruun waa inay neefka dhiiggiisa ku dul rusheeyaan hareeraha meesha allabariga.

Laawiyiintii 3

Laawiyiintii 3:2-12