Laawiyiintii 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuu gacanta saaraa madaxa neefka qurbaanka ah, oo waa inuu ku ag gowracaa iridda teendhada shirka, oo wiilasha Haaruun oo wadaaddada ahu waa inay dhiigga ku dul rusheeyaan hareeraha meesha allabariga.

Laawiyiintii 3

Laawiyiintii 3:1-12