Laawiyiintii 27:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse qofku hadduu ka miskiinsan yahay intaad ku qiimaysay, markaas waa in la soo taagaa wadaadka hortiisa, oo wadaadku waa inuu qiimeeyaa, oo qofkii nidarka galay intuu awoodo waa in wadaadku ku qiimeeyaa.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:4-12