Laawiyiintii 27:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qofku hadduu shan sannadood jiro iyo ilaa labaatan sannadood, markaas kii lab waxaad ku qiimaysaa labaatan sheqel, oo tii dhaddigna waxaad ku qiimaysaa toban sheqel.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:1-14